HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar (Axmed Nasiye) ayaa ka warbixiyay Shirar maalmihii udambeeyay usocday haldoorka iyo siyaasiyiinta gobolka gabiley taasi oo lagaga arinsayay mustaqbal siyaasadeed ee beesha iyo doorashada fooda inagu soo haysa
Sidoo kale siyaasi axmed nasiye ayaa farta ku fiiqay sida reer gabiley ugu khasaareen doorashadii xisbiga kulmiye ee madaxwayne biixi oo uu ku dhaliilay in uu kala qaybiyay bulshada reer Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;