LONDON(W,N)-Munaasibad balaadhan oo loogu debaaldegayay maalinta qarannimada somaliland ee 18may ayaa lagu qabtay caasimada dalka inngiriiska ee london taasi oo ay kasoo qaybgaleen jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska
Sidoo kale waxaa munaasibadan ka qaybgalay wafti ka socday somaliland oo ay horuumd uyihiin adna aadan gudoomiyaha xisbiga ucid iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada somaliland.