Munaasibada Xuska 18may Oo Lagu Qabtay Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska Iyo Masuuliyiin Ka Qaybgalay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Munaasibada Xuska 18may Oo Lagu Qabtay Magaalada London Ee Dalka Ingiriiska Iyo Masuuliyiin Ka Qaybgalay
May 19, 2024 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Munaasibad balaadhan oo loogu debaaldegayay maalinta qarannimada somaliland ee 18may ayaa lagu qabtay caasimada dalka inngiriiska ee london taasi oo ay kasoo qaybgaleen jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska

Sidoo kale waxaa munaasibadan ka qaybgalay wafti ka socday somaliland oo ay horuumd uyihiin adna aadan gudoomiyaha xisbiga ucid iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada somaliland.

COMMENTS
LINKS