WAJAALE NEWS

Midkamid Ah Beelaha Dega Gobolka Gabiley Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Xisbi Xaakimka Kulmiye

HARGAYSA(W,N)-Beesha Ansaar Madigaan oo uu hoggaaminayo Suldaanka guud, Jiif Caaqilka, cuqaasha kale, Xildhibaanka Guuritda, aqoonyahanka iyo dhallinyarada, ayaa maanta kulan hadhimo sharafeed ah la qaatay hoggaanka Xisbiga Kulmiye iyo masuuliyiin xukuumadda ka tirsan. Waxa shirkaas lagaga wada hadley sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka iyo wadashaqaynta, iyadoo shirkani gogoldhig u noqon doono kulanno kale oo la sii wadi doono.

Ugu dambayn, shirku wuxuu ku dhammaaday is afgarad buuxa.

 

Exit mobile version