HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha dibada iyo ganacsiga ee xukuumadii axmed siilaanyo siyaasi diblamaasi sare maxamed cabdilaahi cumar ayaa sheegay in somaliland maanta aanay jirin maalin ay uga baahi badan tahay doorasho dalka ka dhacda
Sidoo kale siyaasi maxamed ayaa ku baaqay in dadka la mideeyo lana shaqeeyo wada jirkooga.