WAJAALE NEWS

Maamulka Jaamacada Timacade Oo Beeniyay Wararka Sheegaya In La Xidhay Xubno Kamid Ah

GABILEY(W,N)-Maamulka jaamacada timacade ee magaalada gabiley ayaa ka hadlay warar labadii maalmood ee udanbeeyay baraha bulshada lagu baahinayay kuwaasi oo ay sheegeen  in aanay jirin cid laga xidhay.

Sidoo kale maamulka jaamacada timacade ayaa bulshada ugu baaqay in aan arimaha jaamacada la siyasaday islamarkaana aan la dhex galin muranka siyaasadeed iyo arimaha asxaabta

https://www.facebook.com/maxamed.wadiin/videos/1001424031619089https://www.facebook.com/maxamed.wadiin/videos/1001424031619089

Exit mobile version