WAJAALE NEWS

Kulan Lagaga Hadlayay Aqoonsiga Somaliland Oo Lagu Qabtay Xarunta Baarlamaanka Dalka Sweden.

SWEDEN(W,N)-Kulan lagaga hadlayay qadiyada madaxbanaanida somaliland ayaa lagu qabtay xarunta baarlamaanka dalka sweden taasi oo ay Kasoo qaybgaleen xildhibaanada saaxiibada somaliland ee baarlamaanka dalka sweden

Kulan oo uu soo agaasimay safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden amb sakariye xasan wacays ayaa waxaa muqaalka fogaan araga uu ka qaybgalay wasiirka arimaha dibada somaliland. Kaasi oo lagaga hadlay aqoonsiga Somaliland iyo doorashooyinka lafilayo in ay sanadkan ka dhacaan.

 

Exit mobile version