YURUB(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan qaarada yurub ayaa banaan bax balaadhan ka hor dhigay xarunta midowga yurub ee bruseles taasi oo ay dalbanayeen aqoonsiga jamhuuriyada somaliland.
Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Qaarada Yurub Oo Banaan Bax Lagu Taageerayo Madaxbanaanida Jsl Ka Hor Dhigay Xarunta Midowga Yurub
