Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Qaarada Yurub Oo Banaan Bax Lagu Taageerayo Madaxbanaanida Jsl Ka Hor Dhigay Xarunta Midowga Yurub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Qaarada Yurub Oo Banaan Bax Lagu Taageerayo Madaxbanaanida Jsl Ka Hor Dhigay Xarunta Midowga Yurub
May 20, 2024 - Written by Editor:

YURUB(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan qaarada yurub ayaa banaan bax balaadhan ka hor dhigay xarunta midowga yurub ee bruseles taasi oo ay dalbanayeen aqoonsiga jamhuuriyada somaliland.

COMMENTS
LINKS