WAJAALE NEWS

Gudida Heer Qaran Ee Qaban Qaabada Xuska 18May Oo Fariin Udiray shacabka Reer Somaliland

HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee qaban qaabada xuska maalinta qarannimada Somaliland ayaa fariin udiray bulshada reer Somaliland taasi oo la xidhiidha sidii loo waynayn lahaa xuska 18may loona ilaalin lahaa abniga.

Exit mobile version