Gudida Heer Qaran Ee Qaban Qaabada Xuska 18May Oo Fariin Udiray shacabka Reer Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Heer Qaran Ee Qaban Qaabada Xuska 18May Oo Fariin Udiray shacabka Reer Somaliland
May 16, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudida heer qaran ee qaban qaabada xuska maalinta qarannimada Somaliland ayaa fariin udiray bulshada reer Somaliland taasi oo la xidhiidha sidii loo waynayn lahaa xuska 18may loona ilaalin lahaa abniga.

COMMENTS
LINKS