HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaan galinta ururada siyaasada iyo asxaabta qaranka ayaa ayiday Una Hogaansantay go,aankii maxkamada sare ee Somaliland kasoo saartay khilaafkii ka taagnaa shirkii golaha dhexe ee urur siyaasadeedka shacabka ee S.P.P
Sidoo kale gudida diwaangalinta ururada siyaasada ayaa qoraal udiray komishanka doorashooyinka kaasi oo ay ku sheegayaan gudoomiyaha rasmiga ah ee ururada shacabka garyaqaan maxamed maxamuud xaashi “timo”
HALKAN KAGA BOGO QORAALKA GUDIDA DIWAANGALINTA;