|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Ayiday Go,aankii Maxkamada Sare Ee Khilaafkii Ururka Shacabka S.P.P Iyo Nuxurka Qoraal Ay Ugudbiyeen Komishanka Doorashooyinka!
May 25, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida diwaan galinta ururada siyaasada iyo asxaabta qaranka ayaa ayiday Una Hogaansantay go,aankii maxkamada sare ee Somaliland kasoo saartay khilaafkii ka taagnaa shirkii golaha dhexe ee urur siyaasadeedka shacabka ee S.P.P Sidoo kale gudida diwaangalinta ururada siyaasada ayaa qoraal udiray komishanka doorashooyinka kaasi oo ay ku sheegayaan gudoomiyaha rasmiga ah ee ururada shacabka garyaqaan maxamed maxamuud xaashi “timo” HALKAN KAGA BOGO QORAALKA GUDIDA DIWAANGALINTA; Related posts:“Wadamada Reer Galbeedku Way Ogyihiin In Wadahadalka Somaliland Iyo Somalia, Aan Wax Natiijo Ah Laga... DAAWO; “Reer Gabiley Waxaan leeyahay Maalinta La Codaynayo Sidaad Umuuqataan Horumarkana Uga Muuqda” Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gudomiyaha Maroodi-jeex oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Diiwangalinta Hantid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|