HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu taageerayay xisbi xaakimka kulmiye oo habeenkii xalay lag qabtay huteelka guuleed ee magaalada hargaysa ayaa waxaa ka qaybgalay xubno kamid ah hogaanka xisbiga
Munaasibad oo ay soo agaasimeen xubno kamid beesha reer shirdoon oo kamid ah beelaha sacad muuse ayaa ujeedeedu ahayd sidi beeshu umuujin lahayd cududooda taageero ee kulmiye
Waxaana khudbad ka jeediyay wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye maxamed kaahin axmed
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;