HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta mustafe godane oo maanta booqday suuqa xisbiga ee gobonimo eemaalmahan buuqu ka dhashay dhismaha degmada 26june ee ay dawlada hoose ka dhisaysay ayaa bulshada usheegay in xukuumadu joojisay dhismihii halkan dawlada hoose ka waday!