WAJAALE NEWS

Dhacdo Yaable; Nin Carab Ah Oo Hargaysa Ku Jiidhay Nin Somali Ah Iyo Qaabkii Looga Furdaamiyay Xabsi Uu Mutaystay!

HARGAYSA(W,N)-Nin ajaanib ah ayaa dhawaan magaalada hargaysa ku jidhay muwaadin reer Somaliland kaasi oo ugeeriyooday shilkii gaadhiga jiidhay

Hadaba ninkan ajaanib ah oo aan Somaliland ku lahayn ehel islamaraana xabsiga loo tabaaxay ayaa dad muxsimiinta ahi ugurmadeen islamarkaana ka bixiyeen magtii ku waajibtay

HALKAN KAGA BOGO DHACDADAN WARKAN;

Exit mobile version