WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Ergayga Somaliya Uqaabilsan Wada Hadalada Somaliland!

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha Dalka jabuuti Ismacil cumar geele ayaa qastiga madaxtooyada uqaabiley ergayga madaxwayne xasan umagacaabay dib ubilaabida wadahadalada Somaliland iyo somaliya Cabdikariim xuseen Guuleed oo booqasho ku jooga dalka jabuuti/

Cabdikariim xusen Guuleed oo kulan madaxwayne geele kadib uwaramay warbaahinta dalka jabuuti ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada safarkiisa iyo nuxurka kulanka uu la qaatay madaxwaynaha jabuuti isagoo sheegay in ay wada hadleen sidii loo bilaabi lahaa wada hadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version