WAJAALE NEWS

Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Oo Ka Hadlay Qorshe Xukuumadu Kaga Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo Mukhaadaraadka!

Wasiirka Diinta Iyo Aqwaafta Jsl Maxamed xaaji Aadan Ayaa Ka Hadlay Qorshe cusub oo  Xukuumadu Kaga  Hortagayso Dhaqan Xumada Iyo a dagaalada  Mukhaadaraadka iyo sida ay umideeyeen gudiyada kala duwan ee la dagaalama arimahaasi.

Exit mobile version