Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) ayaa waxa uu maanta shaaciyay in markii ugu horaysay Somaliland laga samayn doono xogta ilaha Biyaha ee guud ahaan gobolada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/RhzmWF5f_FU