HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka cusub ee wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay wasiir kuxigeenkii hore ee wasaarada oo loo badalay wasaarad kale
Waxaana masuuliyiinta xilka ukala wareejiyay wasiirka wasaarada ganacsiga saajid.