BERBERA(W,N)-Wafti xilldhibaano iyo masuuliyiin kale iskugu jira oo ka socda dawlada boqortooyada ingiriiska ee maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Somaliland ayaa maanta safar u tagay magaalo madaxda gobolka saaxil Ee Berbera
Xubnaha Waftigan ayaa soo kormeeray dekeda berbera iyo goobaha cashuuraha ka caagan ee free Zoneka.