BOORAMA(W,N)-Wasiirkii Hore ee wasaarada beeraha somaliland axmed muumin seed ayaa ka dareen celiyay kulan ay maalintii shalay magaalada boorama uu ku qabtay madaxwaynihii hore ee sommaliland daahir riyaale oo ay weheliyaan masuuliyiin xukuumada katirsan
Sdoo kale siyaasi seed ayaa sheegay in ay kala tageen reer awdal iyo kulmiye islamarkaana ay doonayaa wasiir xukuumadu in ay daahir riyaale kusoo daba gabadaan islamarkaana isticmaalaan shaadhkiisa.