WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo ka Hadlay Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Ku Xidhan Muqdisho Iyo Fariinta Uu Diray

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay dhalinyarada reer somaliland ee ku xidhan magalada muqdisho iyo dilkii maamulka xasan sheekh ugaysteen marxuum cabdinaasir muuse dahable

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa fariin culus udiray maamulka madaxwayne xasan sheekh.

Exit mobile version