Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia, Abiy Axmed ayaa Aadam Faarax u magacaabay in uu noqdo Ra’iisal Wasaare ku xigeen ahna Madaxa Xafiiska Isku xidhka Xarunta Dhismaha Dimuqraadiyadda laga bilaabo 01 Abriil 2024. Ee Dawlada Fadaraalka ah Ee Itoobiya.
Aadan Faarax ayaa hore u ahaa Madaxa Xisbiga Barwaaqo iyo gudoomiyaha Golaha shucuubta Ethiopia.
Sidoo kale Aadan Faarax ayaa Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ka soo noqday Madaxweyne ku xigeen.