BERBERA(W,N)-Wasiirka wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera ayaa ceelal biyoodle lagu kordhinayo biyaha berbera ka dhacday duleedka magaalada berbera kuwaasi oo ay meelgalinayaan haayado caalamiya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;