Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay u qaabilsanaha arrimaha Ciidamada ee xafiiska Ethiopia ee Hargeysa iyo saraakiil kale oo Ethiopian ah.
Somaliland iyo Ethiopia ayaa ka wadahadlay iskaashiga dhinaca Ammaanka iyo sii xoojinta xidhiidhka labada dhinac.