WAJAALE NEWS

Tartanka Kubada Cagta Ee Bisha Ramadaan Ee Magaalada Wajaale Oo Maanta La Daahfuray!

WAJAALE(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka degmada wajaale iyo xildhibaan katirsan golaha deegaanka degmada gabiley oo ay weheliyaan masuuliyiinta wasaarada ciyaaraha ee gobolka gabiley ayaa galabta garoonka kubada cagta ee magaalada wajaale ka daahfuray tartanka bisha ramadaan kaasi oo ay ka qayb qaadan doonaan kooxaha kubada cagta ee degmada wajaale.

Maamulka Dawlada Hoose ee Wajaale iyo Xildhibaan Abdinaasir oo Daah-furay tartanka Bisha Ramadaan

Exit mobile version