WAJAALE NEWS

Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deeq Raashin Uqaybiyay 400 Qoysas Danyara Ah.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley oo ay weheliyaan maamulka degmada oo uu hogaaminayo maayarku ayna weheliyaan masuuliyiin ka socda haayada Camuud Foundation ayaa raashin uqaybiyay 400 oo Qoysas Danyara Ah kuwaasi oo ku dhaqan magaalada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version