TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada wajaale ayaa ka hadlay xanuunk shuban biyoodka oo ka dilaacay deegaanka wajaale gaar ahaan dhinaca itoobiya kaasi oo hada usoo gudbay dhinaca Somaliland
Sidoo kale masuuliyiintan ayaa sheegay in ay kooxo caafimaad geeyeen xuduudka labada dal
Dhanka kale maamulka degmada wajaale ayaa ka warbixiyay tirade ilaa haatan uu soo ritay xanuunka shuban biyoodku.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;