WAJAALE NEWS

Xoghaye Xamse Khayre Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xukunka Deg Deg Ah Ee Lagu Riday Abwaan Cabdiraxmaan Abees

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Ganacsiga Iyo Warshadaha ee xisbiga waddani Xamse cabdiraxmaan Khayre ayaa si uga hadlay xadhiga deg deg ah ee maxkamada hargaysa ku riday abwaan cabdiraxmaan abees oo maalintii shalay la xidhay saaka lagu riday xukun hal sano iyo lix bilood ah.

Exit mobile version