HARGAYSA(W,N)-Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga waddani oo ka qaybgalay bandhiga buuga Mayal oo caawa lagu soo bandhigay hargaysa ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka isagoo sheegay in shacabka Somaliland yihiin hal shacab iyo hal dal.