“Waxaa Ii Sharafa Ah In Aan Kasoo Qaybgalo Munaaisbadan Badbaado Qaran, Ee Lagu Soo Bandhigay Buuga Mayal”Musharax Cirro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaa Ii Sharafa Ah In Aan Kasoo Qaybgalo Munaaisbadan Badbaado Qaran, Ee Lagu Soo Bandhigay Buuga Mayal”Musharax Cirro
February 2, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga waddani oo ka qaybgalay bandhiga buuga Mayal oo caawa lagu soo bandhigay hargaysa ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka isagoo sheegay in shacabka Somaliland yihiin hal shacab iyo hal dal.

COMMENTS
LINKS