WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Iyo Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Oo Kulan Ka Yeeshay Arimo Abni Oo Kasoo Kordhay Golaha!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka booliska somaliland ayaa saaka kormeer ku tagay xarunta golaha wakiilada halkaasi oo ay kulan albaabadu uxidhan yihiin kula qaateen shir gudoonka golaha wakiilada

Ujeedada wasiirka arimaha guduhu utagay xarunta golaha wakiilada ayaa la xidhiidhay arimo abni daro ah oo kasoo kordhay golahawakiilada kadib markii maalintii shalay uu dagaal gacan ka hadal ahi dhexmaray xildhibaano katirsan golaha oo sida wararku sheegayaan qaarkood ay lasoo baxeen hub taasi oo halis ku ah amaanka golaha.

Exit mobile version