WAJAALE NEWS

Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Somaliland Iyo Jabuuti + Arimaha Uu Ka Digay!

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi/Oday rashiid jaamac dhari (Sheekhul axmar) oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadlay cilaaqaadka siyaasadeed ee udhexeeya Somaliland iyo jabuuti

Sidoo kale siyaasi rashiid jaamac dhari ayaa ka digay in warar been abuur ah laga faafiyo dalka jabuuti  iyadoo la leeyahay Somaliland ay wax ka xumaynaysaa xukuumada madaxwayne geele taasi oo aan sal iyo raad toona lahayn.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version