WAJAALE NEWS

DAAWO;-Deeq Raashin Ah Oo La Gaadhsiiyay Dadka Danyarta Ee Ku Dhaqan Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley ayaa deeq raashin ah oo haayada ku wait ugu deeqday qoysaska danyarta ah ee ku dhaqan magaalada gabiley.

Waxaana qaybinta deeqdan ka hadlay madaxa haayada kuwait iyo badhasaabka gobolka gabiley iyo xubno kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version