WAJAALE NEWS

Shirka Golaha Dhexe Ee Urur Siyaasadeedka Shacabka Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Gudoomiye Cusub Oo Lagu Doortay!

HARGAYSA(W,N)-Shirka golaha dhexe ee urur siyaasadeedka shacabka somaliland Ee “SPP  Ayaa maanta ka dhacay magaalada hargeysa Kaasi Oo lagu Doortay  gudoomiyaha cusub Ee Ururka Shacabka, loona doortay Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi (timo).

 

Exit mobile version