Shirka Golaha Dhexe Ee Urur Siyaasadeedka Shacabka Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Gudoomiye Cusub Oo Lagu Doortay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Golaha Dhexe Ee Urur Siyaasadeedka Shacabka Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Gudoomiye Cusub Oo Lagu Doortay!
February 13, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirka golaha dhexe ee urur siyaasadeedka shacabka somaliland Ee “SPP  Ayaa maanta ka dhacay magaalada hargeysa Kaasi Oo lagu Doortay  gudoomiyaha cusub Ee Ururka Shacabka, loona doortay Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi (timo).

 

COMMENTS
LINKS