WAJAALE NEWS

Munaasibada Abaalmarinta Shaqaalaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu abaalmarinayay shaqaalihii ugu wanaagsanaa sanadkii 2023 ee Haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa habeenkii xalay lagu qabtay huteelka maansoor ee magaalada Hargaysa.

Wxaana munaasibadan kazoo qaybgalay wasiiro katirsan xukuumada, gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada iyo masuuliyiin kale

Sidoo kale munaasibadan ayaa lagu soo bandhigay waxqabadka haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka.

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version