|
|||||
WAJAALE NEWS
Munaasibada Abaalmarinta Shaqaalaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
February 4, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu abaalmarinayay shaqaalihii ugu wanaagsanaa sanadkii 2023 ee Haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa habeenkii xalay lagu qabtay huteelka maansoor ee magaalada Hargaysa. Wxaana munaasibadan kazoo qaybgalay wasiiro katirsan xukuumada, gudoomiyaha haayada shaqaalaha dawlada iyo masuuliyiin kale Sidoo kale munaasibadan ayaa lagu soo bandhigay waxqabadka haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: Siyaasi Ismaaciil Yare Oo Ku Biiray Xisbiga Wadani Iyo Hadalo Uu Ku Durayo Xukuumada Iyo Xisb... Daawo:Garabka Faysal Cali Waraabe ee Xisbiga Ucid Oo Shaaciyay Xiliga ay Qabanayaan Shirwaynihii aan... Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Oo Magaalada Nayroobi Kulan Kula Qaatay Beesha Caalamka Iyo Ujee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|