WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Xukuumada Ugu Sareeya Ee Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Xeerka Isasaarka Doorashooyinka

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xukuumada jsl ugu sareeya ee kasoo jeeda gobolka awdal oo uu horkacayo madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa kasoo horjeestay xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha guurtidu meel mariyeen maanta

Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa sheegay in xeerkaasi kala kaxaynayo somaliland islamarkaana aanay galay ka reer awdal ahaan doorashada ururada oo aan ahayn in lagu kala baxo hal dheer, halka gohaha guurtidu meel mariyay in lagu soo baxayo 20%

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version