|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Xukuumada Ugu Sareeya Ee Kasoo Jeeda Gobolka Awdal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay Xeerka Isasaarka Doorashooyinka
February 17, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xukuumada jsl ugu sareeya ee kasoo jeeda gobolka awdal oo uu horkacayo madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa kasoo horjeestay xeerka isasaarka doorashooyinka ee golaha guurtidu meel mariyeen maanta Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl ayaa sheegay in xeerkaasi kala kaxaynayo somaliland islamarkaana aanay galay ka reer awdal ahaan doorashada ururada oo aan ahayn in lagu kala baxo hal dheer, halka gohaha guurtidu meel mariyay in lagu soo baxayo 20% HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Wasaarada Gaadiidka Jsl Oo Soo Saartay Amaro Ay Cadaadis Ku Saarayso Gaadiidka Ukala Goosha G... Qaarkamid Xildhibaanada Beelaha Darifyada Jsl Oo Saaka Ka Dareeray Fadhigii Golaha Wakiilada Iyo Sob... Madaxda Sare Ee Xisbiga Waddani Oo Aan Ka Qayb Gali Doonin Munaasibada Caleemo Saarka Iyo Dhaarinta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|