WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ujawaabay Xisbiyada Mucaaridka Jsl Iyo Eedaha Uu Ujeediyay!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland ahna gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye maxamed kaahin ayaa jawaab kulul hawada umariyay xisbiyada mucaaridka isagoo sheegay in ay yihiin qaarkood kuwii xoolaha umada dhacay halka qaarna uu sheegay in sitaa baasabooro badan.

Exit mobile version