Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ujawaabay Xisbiyada Mucaaridka Jsl Iyo Eedaha Uu Ujeediyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Ujawaabay Xisbiyada Mucaaridka Jsl Iyo Eedaha Uu Ujeediyay!
February 3, 2024 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha Gudaha Somaliland ahna gudoomiyaha xisbi xaakimka kulmiye maxamed kaahin ayaa jawaab kulul hawada umariyay xisbiyada mucaaridka isagoo sheegay in ay yihiin qaarkood kuwii xoolaha umada dhacay halka qaarna uu sheegay in sitaa baasabooro badan.

COMMENTS
LINKS