WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal Si Adag Uga Hortimid Xeerka Horyaala Golaha Baarlamaanka Iyo Shakhsiyaad Ay Hanjabaad Culus Udirtay

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ogaal Marwo Rooda Cabdi Muuse ayaa si adag uga hortimid xeerka isasaarka doorashooyinka ee Horyaala golayaasha Guurtida Iyo Wakiilada Somaliland iyadoo sheegtay hadii ay ku ansixin waayaan codka hal dheerada ah in ururada ku tartamaan in aanay deegaanadeeda ka dhici doonin doorashada

Sidoo kale Gudoomiye Rooda ayaa hanjabaad culus udirtay xubno ay sheegtay in ay golaha faro galin ku hayaan islamarkaana ay danahooga ku bays garaynayaan xeerkaasi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version