HARGAYSA (W,N) Madaxda Ugu Saraysa Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo,Hogaamiyayaasha Asxaabta Qaranka Somaliland Iyo Baasa boorka Wadamada Shisheeye Ay Sitaan,Dalal ay kala yihiin.
Madaxweyne Siilaanyo wuxuu ku safraa oo uu wataa baasaboor diblomaasi Soomaali ah oo ciqaamad ama degenaansho ingiriis ahi saaranyahay.
Madaxwayne kuxigeenka baasaboor jabouti ah
Wasiirka madaxtooyada baasaboor ingiriis ah
Wasiirka arimaha dibada baasaboor ingiriis ah
Wasiirka arrimaha gudaha baasabor ingiriis ah
Wasiirka qorshaynta baasaboor ingiriis ah
Wasiirka gaashandhiga baasaboor ingiriis ah
Wasiirka cadaaladda baasaboor ingiriis ah
Wasiirka ganacsiga baasaboor Ethiopian
Wasiirka duulista baasaboor ingiriis ah
Wasiirka warfaafinta baasaboor maraykan ah
Wasiirka caafimaadka baasaboor maraykan ah
Wasiirka maaliyadda baasaboor ingiriis ah
Wasiirka deegaanka baasaboor maraykan ah
Wasiirka golayaasha baasaboor ingiriis ah
Wasiirka boosaha baasaboor ingiriis ah
Wasiirka macdanta baasaboor maraykan ah
Wasiirka wershadaha baasaboor Jibouti ah
Wasiirka xananada xoolaha baasabor Jibouti
Wasiirka cayaaraha baasaboor Jibouti ah
Taliyaha sirdoonka baasaboor Ethiopian ah
Guddoomiyaha bangiga baasaboor ingiriis
Afhayeenka madaxtooyada baasaboor ingiriis
Xeer ilaaliyaha guud baasaboor ingiriis ah
Safiirka Jibouti baasaboor ingiriis ah
Safiirka Emirateka baasaboor ingiriis ah
Safiirka SL dalka UK baasaboor ingiriis ah
Safiirka SL Ethiopia baasaboor ingiriis ah
Safiirka SL Sweden, baasaboor Swedish ah
Safiirka SL Maraykan, baasaboor maraykan ah
Wasiir ku xigeenadda 90% baasabooradda Ingiriiska,Maraykanka, Canada, Jibouti iyo Ethiopia.
Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga Kulmiye baasaboor Jibouti ah
Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga Waddani ahna guddoomiyaha golaha wakiiladda baasaboor Finnish ah Finland
Ku xigeenka musharaxa Madaxweyne xisbiga WADDANI baasaboor ingiriis ah
Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga UCID Baasaboor Finnish ah Finland
Guddoomiyaha golaha guurtida baasaboor ingiriis ah
Guddoomiye ku xigeenka 1aad golaha wakiiladda baasaboor Canadian ah, 70% xildhibaanadda golaha wakiiladdu baasabooro ingiriis, Dutch, Swedish, Danish, Jibouti, Ethiopian iyo maraykan,
Madaxda haayadaha madaxa bannaan iyo kuwa dawladda tiro ma leh.
Marka Somaliland nimaddii meeday?
Maxaa loo waayay cid ku safarta baasaboorka dalka jamhuuryada Somaliland leeyahay?
Si kastaba ha ahaatee dadka had iyo jeer loo dhiibo xilka ayaa u badan dad qurbo joog ah ama ku xidhan wadanada jaarka taas oo keenta in lexejeclo badan aanay siin dalka,waxaana shacabka Somaliland Fajiciso ku noqotay Arinta in Prof. Buubaa sida badheedh ah lagaga hor istaagay inuu si xor ah dalka uga baxo isaga oo sita mid la mid ah ka uu siilaanyo sito ee uu dalka kaga baxo marka uu dhoofayo.
Qoraa Cabdiraxmaan Xaaji Nuur