WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha MMTV Maxamed Cabdi Sh, Ilig Oo Dib Uhelay Xoriyadiisii!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha tvga mmtv maxamed cabdi sheekh ilig ayaa maanta dib uhelay xoriyadiisii mudo bil iyo dheeraada oo uu xidhnaa kadib kaasi oo ay wax danbi ah ku wayday maxkamada gobolka maroodi jeex

Wariye ayaa ka hadlay xoriyada uu helay iyo xadhiga lagula kacay

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version