WAJAALE(W,N)-Gudida ganacsatada wajaale ee uxlsaarnaa gurmadka iyo taakulada oo ay weheliyaan maamulka degmada wajaale ayaa kulan deg deg ah iskugu yeedhay dadkii hantidoodu ku gubatay suuqii gubtay ee magaalada wajaale kuwaasi oo loogu baaqay in maalinta bari iskugu yimaadaan xarunta dawlada hoose ee degmada
Sidoo kale Gudida ganacsatada ayaa sheegay in maalinta bari loo qaybin doono dadka hantidoodu ku gubatay suuqa wajaale dhaqaalihii loo soo ururiyay qaybtiisii hore.
https://fb.watch/qm6ba5fZ-a/https://fb.watch/qm6ba5fZ-a/