WAJAALE NEWS

Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Oo War Kasoo Saaray Heshiiskii Is Afgarad Ee Somaliland Iyo Itoobiya!

HARGAYSA(W,N)-Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa war kazoo saaray heshiiskii is fagarad ee Somaliland iyo itoobiya iyagoo ku baaqay in khilaafka somaliya iyo itoobiya ee ka dhashay heshiiskii itoobiya la gashay Somaliland in lagu dhameeyo Urur Goboleedka Igad iyo ururka midowga Africa

Sidoo kale Qaramada midoobay ayaa diiday dalabkii maamulka somaliya ugudbiyeen ee la xidhiidhay heshiiska Somaliland iyo itoobiya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version