|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Oo War Kasoo Saaray Heshiiskii Is Afgarad Ee Somaliland Iyo Itoobiya!
February 3, 2024 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa war kazoo saaray heshiiskii is fagarad ee Somaliland iyo itoobiya iyagoo ku baaqay in khilaafka somaliya iyo itoobiya ee ka dhashay heshiiskii itoobiya la gashay Somaliland in lagu dhameeyo Urur Goboleedka Igad iyo ururka midowga Africa Sidoo kale Qaramada midoobay ayaa diiday dalabkii maamulka somaliya ugudbiyeen ee la xidhiidhay heshiiska Somaliland iyo itoobiya HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Hay'adda Maraykanka Ah Ee CPJ Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqday Inuu Xayiraadda Ka Qaado Wargeyska... Madaxweyne ku-xigeenka Jsl Oo Kulan La Qaatay Culimada Dalka Iyo Go,aamo Qoondada Xajka La Xidhiidha... DAAWO; Gudida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Ay Usoo Dhamaatay Wajigii K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|