WAJAALE NEWS

Aqlabiyada Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Shir Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Uudaarnaa!

HARGAYSA(W,N)-In ka badan 65xildhibaan oo katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa shirk u yeeshay magaalada hargaysa kuwaasi oo ka wada hadlayayay xaaladaha taagan ee dalka iyo xeerka isasaarka doorashooyinka oo golaha dib loogu soo celiyay.

Xildhibaan katirsan mudanayaashan shirka yeeshay ayaa ka warbixiyay arimaha ay wada hadleen

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version